Kulan looga Hadlayay ka hortagga leexsashada gargaarka bini’aadanimo oo lagu qabtay Galkacyo.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ku qabatay kullan looga Hadlayay adkeeynta ka hortaga leexsashada gargaarka looga talagalay dadka danyarta ah.

Kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro,agaasimiyaal,Gudoomiyaasha qaar kamid ah magalooyinka Galmudug iyo xubno ka socday Hay’addaha FAO iyo WFP.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya