kulan looga hadlayay dardargalinta Waxbarashada Deegaanka oo lagu qabtay Magaalada Marka.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Marka ka daahfurtay kulan looga hadlayay dardargalinta Waxbarashada Deegaanka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Maamulka Degmada Marka, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan faah-faahineysa