Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay qabatay kulan looga hadlayay Ciribtirka Cudurka Dabeeysha.
Kalankaan waxa ka qeybgalay Wasiiro ,agaasimayaal, Dhaqaatiir iyo bulshada Degmada Kismaayo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya






