Kulan looga hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo lagu qabtey Wanlaweyn.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayey horumarinta waxbarashada iyo isku xirka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose waxaana kulanka ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda K/Galbeed , Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS , Odayashada Deegaanka iyo qaar ka mid ah bulshada.

Qaar ka mid ah Bulshada iyo Odayaasha Dhaqanka oo ka hadley kulanka looga hadlayey horumarinta waxbarashada ayaa sheegey in deegaanka uu aad ugu baahanyahay adeegyada aas aasiga oo ay muhiim uu tahay waxbarshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa