Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankaan aya soo qabanqaabisey Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa loo qabtey haweenka ku jira ganacsiga kaasi oo lagu baraayey ka hortaga khataraha soo wajaha
Haweenka ku jira Ganacsiga ayaa ka maareeya nolashooda reerahooda iyagoo inta badan kala kulma caqabado kala duwan taasi oo mararka qaar sabab u noqota in ganacsiga ay iskaga baxaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa