WARARKA Kulan looga dooday sida hortagi karo khataraha cimilada oo lagu soo xiray Muqdisho. By admin - September 17, 2025 0 74 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi socday mudoo labo cidho ah kaas oo looga dooday fursadaha maaliyadeed ee looga hortagi karo khataraha cimilada. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/09/Warka-Naxwo-Aqoon-isweydaarsi-looga-dooday-fursadaha-maaliyadeed-ee-looga-hortagi-karo-khataraha-cimilada-ayaa-lagu-soo-gabagabeeyay-Muqdisho.mp3