Kulan ku saabsan Qorshaha Horumarinta Jubbaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Qorshaha Horumarinta Jubbaland, gaar ahaan dhinacyada la xiriira horumarinta arimaha bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa