Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland Mudane Cabdiraxman Cabdi Axmed ayaa Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ka furay shir wada-tashi ah oo ku saabsan Qorshaha Horumarinta Jubaland ee shanta sano ee soo socota (2025–2029).
Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Jubaland, maamulka degmada Dhoobley, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya