Ku simaha Guddoomiyaha golaha Deegaanka Degmada Afmadoow oo kawarbixiyay xaalada Degmada

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Afmadow ee xarunta Gobalka Jubbaada Hoose ayaa Wali waxaa ka taagan xaalad bani’aadanimo oo daran waxaana Gabi ahaanba xidhmay dhaq dhaqaaqa dadka iyo ganacsiga waxaana jira daadad xoogan oo gudaha Magaalada iyo xaafadaha kuso fidaya marba marka ka dambayso biyaha oo awood sare Leh ayaa ka yimaday dhanka duurka waxaa ayna si tartiibtiib ah ugu siqayaan gudaha Magaalada iyadoona aysan jirin wax gurmad ah oo ilaa imika ay helayaan Shacabka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa