Kooxaha Arsenal iyo Manchester United oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Emirates

0
232

Qeybta hore ayeey labada kooxood Arsenal iyo Manchester United ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii kulankii adkaa ee u dhaxeeyay kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa ku soo dhamaaday 0-0 ah, Red Devils ayaa haatan ka dambeysa 3 dhibcood hoggaamiyaasha horyaalka ee Man City.

SAWIRRO:

Image

Lacazette's stunning free-kick bounces back off the bar

Leno produces a stunning save to deny Fred