Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlayay Isbeddelka Cimilada iyo u adkaysiga

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay Tiirka Deegaanka, Isbeddelka Cimilada iyo U Adkaysiga.

Kulankan ayaa qeyb ka ahaa dadaalada lagu doonaayo in lagu xoojiyo qorshayaasha jubaland ee la xariira ilaalinta Deegaanka iyo ka hortaga saameynta isbadalka cimilada.
Iyadoo ay lasoo qeyb galeen Agaasimayaal Waaaradeed Agaasima waaxeedyada iyo marti sharaf kale oo kala socday hay’adaha Doowliga ah iyo kuwa bulshada rayidka ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya