Kismaayo oo laga Hirgaliyay xarun lagu kaydiyo kitaabada Qur’aanka ee ku dayacan xarumaha Qur’aanka lagu barto.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka mu’aasasada Abu bakar Al-sadiq ee magaalada kismaayo ayaa bilaabay aruriinta kitaabka quraanka karimka gaar ahaan kuwa jeexjeexan ee meelaha kudayaacan

Mamulka muasasada ayaa wado qorsho ah in ay hirgaliyaan xaruun gaar ah oo lagu keydin doono kitaabka quranka kariimka taaso looga gol leeyahay in lagu yareeyo dhayaca ku imanayo kutubka quraanka kariimka islamarkana lagu hagajiin doono.

Sheeq Bashir Abdiqani ayaa xusey in ay jiraan goobo badan oo ay yaalan kutub dayaacan waxan u bulshada ugu baaqey in ay dhawraan kutubta islamarkana ay geeyaan gobaha lagu xafido.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa