Kisaska Covid-19 ee Degmooyinka Xagar iyo Afmadoow oo Korartay

0
211

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in bilihii ugu dambeeyay ay kordheen Kiisaska Xanunka Covid-19 ee Degmooyinka Afmadoow,Xagar iyo Deegaanada hoos Yimaada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa