Kaluumaysato codsay in laga caawiyo qalabka

0
211

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Waxaa jira dad badan oo danyar kuwaasi oo ay noloshoodu ku tiirsantahay Kallumaysiga baddda oo ay maalin waliba u shaqa tagaan si ay noloshooda u maareeyaan.

Hadaba qaar ka mid ah kaluumaystada Jasiiradda Juula ee gobolka Jubbada hoose oo  La hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in xiliyada qaar ay badda caqabado kala kulmaan, waxaa ayna Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland ka codsadeen in ay ka caawiso  qalabka ay ku kallumaystaan sida Matoorada iyo shabaagta iyo sidoo kale talaagado malayga ay ku kaydsadaan.
Bashiir Maxamed Daahir ayaa ka warramaya