Jubbaland oo wado qorshe dib u heshisiin loogu sameynayo bulshada gobolka Gedo

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa bulshada gobolka Gedo si meesha looga saaro caqabadaha ragaadiyay horumarka gobolkaasi.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa ku booriyay maamulka gobolka Gedo inay ka shaqeeyaan sidii bulshada la iskugu keeni lahaa islamarkana aysan jirin cid si gaar ah loo bartilaameedsanayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa