Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowlada Jubbaland ayaa ka digtay Roobab iyo fatahaado laga cabsi qabo in ay saameeyaan qaar ka mid ah degaanada xeebaha xiga ee Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya