Jubbaland oo Hay’adaha Samafalka ku boorisay in ay dhiira-galiyaan tacbashada Beeraha.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Jubbaland oo qani ku ah wax soo saarka isla markaana ay maraan wabiyo ayaa waxa sii yaraanaya wax soo saarka beeraha sababo la xiriira wacyiga bulshada ee dhanka beerashada oo hooseysa.

Guddoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada Degmada Kismaayo ayaa ugu baaqay Hay’adaha Dowliga ah iyo kuwa aan Dowliga aheyn inay bulshada ka caawiyaan sidii ay wax u soo saaran lahaayeen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa