Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee wassarada arimaha gudaha ee fedraalka iyo dib u heshiisiinta XFS iyo agaasimaha madaxtooyada hirshabele ayaa si wada jir ah waxa ay u daah fureen daadajinta awoodaha iyo dhamaystirka furfurista adeegyada dawlada ee dawlad goboleedka hirshabele kaas oo ay kasoo qaybgaleen hawlwadeenada wassaradaha iyo agaasimayaasha guud ee wasaradaha maamulka hirshabele.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa






