Jaamacadda Daha Faraca Kismaayo oo xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Ardayda cusub ee sanadkan

0
8
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Jaamacadda Daha Faraca Kismaayo ayaa qabtay xaflad soo dhaweyn ah oo lagu maamuusay Ardayda cusub ee sanadkan kusoo biiray jaamacadda kuwaasi oo ku biiray Kulliyadaha kala duwan ay bixiso Jaamacadu intii lagu guda jiray Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Kulliyadaha kala duwan ay bixiso Jaamacadu.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya