Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar loo qabtay Macalimiinta Dugsiyada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qabisay Jamacadda Daaha ee Magaalada Kismaayo iyo Jamacadda Jaziira ee Magaalada Muqdisho.
Waxaana tababarka bixinayay Professor Cabdirasaq Maxamed Xaashi Ujeedada tababarka ayaa ahayd sidii Macalimiinta ay fahan buuxdo ugu yeelan lahaayeen Casharada ay bixinayaan si Ardayga u fahmo waxa laga hadlayo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaysa