Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada kismayo faraceeda Degmada Dhoobley ayaa xaflad soo dhaween ah u sameesay Ardeyda dhameesay Fasalka 12aad.
Munaasabadan oo ka qabsoontay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Degmqda Dhoobley oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Degmada , Culimaa’uudiin, Waalidiin, Ganacsato iyo Arday.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya