Jaamacada Baydhabo oo Laga bilaabay diiwaan gelinta Ardey Deeq Waxbarashao Ka heshey Dowlada KG

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib Markii Madaxweynaha KG uu balan qaadey Deeq Waxbarashao Oo Bilaash ah Ardey gaareysa 500 oo ku nool dhamaan Deeganada KG.

Si Arintaasi loo dhaqan geliyo balan qaadkaas ayaa Wasiirka Wsarada Gaadiidka Duulista Hawada D-KGS Booqasho kormeer ku tagey Xarunta jaamacada Baidoa University ee magalada Baydhabo Si uu u soo diwaangeliyo ku dhowaad 30-Ardeyd oo si bilaasha ah wax uga baran doona kuliyadaha Kala duwan ee Jaamacadda Baidoa University.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya