Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Puntland oo uu weheliyo gudoomiyaha gobolka Raas-caseyr ayaa Jaamacad ka dhagax-dhigay gobolka Raas-caseyr.
Guddigan Xildhibaanada ah oo maalmahan safar ku marayay gobolada Puntland oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, Maamulka Gobolka iyo Maamulka Degmada Baargaal ayaa kormeeray goobaha danta guud ee bulshada loogu adeego.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya






