Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah Aas aaska nolosha bani’aadamka waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jideeyay marka ay rabaan inaay lamaanaha isguursadaan.
waxaa jira dhaqan ay soomaalidu horay u taqiinay oo gabadha aysan xulan qofka ay guursaneeyso balse markii ay soo gaartay soomaaliya Aalada casriga ah ee internetka waxaa fududaatay in lamaane aan is garaneyn oo kala jooga dalka iyo dibada ay ku heshiiyaan guur Sida ay inoo Sheegeen qaar kamid ah dhalinyarada deegaanka oo aan waraysi layeelanay
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya