Iskuul Lagu barto Far qurxinta Oo Laga Furey Magaalada Baydhabo.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Al-Nujuum Academy Of languages & Science ee Magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah goobaha waxbarashada lagu barto far qurxinta si loo horumariyo waxbarashada Ardayda iyadoo la siinayo Maadooyin kooban kuwaas oo kor loogu qaadayo Fahamka aqoontooda iyo qurxinta Farta.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya