Iskuduwaha Arrimaha Samafalka Gobolka Bakool oo ka hadalay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadaasi

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ku dhawaad taban sano waxaa gobolka Bakool ka jiray abaaro iyo go’doon isbiirsaday taasi oo saameysay dadka ku nool gobolkaasi.

iskuduwaha Arrimaha Samafalka Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed ayaa ka hadaley Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadaasi isgoona baaq udirey Hay’addaha iyo Dowladda Koonfur Galbeed.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya