Isbitaal kuyaalla Magaalada Muqdisho oo soo bandhigay Adeegyo cusub oo muhiim u ah bulshada.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitalka kaamil ee magalada Mogadishu ayaa soo bandhigay Adeegyo cusub oo muhiim u ah bulshada.

Munaasabada lagusoo bandhigayey adeegyada cusub ee uu soo kordhiyey isbitalka kaamil ayaa lagu qabtay magalada Mogadishu waxaana ka qeybgalay maamulka isbitalka,odayaasha iyo qeybaha bulshada deegaanka garasbaaley.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa