Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daahfuraayay qeybta baaritaanada caadiga ah ee shaafi daisnotic center ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho, qeybtaan cusub ayaa lagu soo kordhiyay qalab baaritaan oo casri ah .
Ujeedada furitaanka qeybtan cusub ayaa ah in lagu hormariyo laguna tayeeyo adeegyada cafimaad ee isbitaalka.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya