Isbitaalka degmada Afmadoe oo la gaadhsiiyey Qalab Caafimaad

0
176

Afmadow (Idaacadda Sanguuni) Guddoomiyaha Dagmada Af-madow Yuusuf Xasan Xuseen Ayaa ka warbixiyay xaaladda adeegyada Caafimaadka ee Dagmada afmadow

waxa magaalada ku sugan wafdi isugu jira xildhibaanada golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay degmada afmadow iyo mas’uuliyiin kale oo halkaa u tegey inay u kuur galaan xalada cafimaad ee ka jirta Degmada

Waxaa inoo soo jeedinay Cumar Maxamed Dayib