Isbadalka cimilada oo samaayn wayn ku yeeshay Beeralayda Jubbaland.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Maxamad Mursal Xirsi, ayaa tilmaamay in isbeddelka cimiladu uu si weyn u saameeyay dhinacyada nolasha bulshada, beeraha, iyo deegaanka, kuwaas oo ah ilaha nolosha bulshada Soomaaliyeed.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa