In ka badan 20 Ardey oo ka qalin jabisay markaska Rawda Degmada Dhoobley.

0
24

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ahayd mid shahaado lagu gudoonsiinayay arday barayay xifdinta quraanka kariimka ee markazka Rawda ee Degmada Dhoobley ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumaaudiin, waalidiin, macalimiin, arday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya