Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiya ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee Degmada oo ay weheliyaan xubnaha golaha Deegaanka ee Degmada ayaa Kormeerey Xaafadaha Magaalada baraawe.
Ujeedka kormeerka ayaa ahaa In la fuliyo awaamiirta uu maamulka ka soo saarey oo aheyd in magalada laga nadiifiyo geedka Alagaroobka oo si aad ah uga faafey xaafado magalada meesha ka saarey gedihii kala ee ka bixi jirey xererha wadooyinka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa