Hotelada gaarka loo leeyahay oo ka hanaqaaday Deegaanka Dhoobley

0
204
Aerial view of the Somali village of Bardera. Some vehicles are seen leaving the village on a dirt road that leads out of the town. The Botswana Army is being used to provide security for the humanitarian relief groups that are distributing food to the people of Bardera. This mission is in direct support of Operation Restore Hope.

Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ayaa u muuqata in ay si weyn uga soo kabsatay dhaqaalo bur-burkii xooganaa ee uu u geystay xanuunka faafaha daran ee Covid-19 sido kale ay u muuqato in ay ku talaab saneyso Hormar dhaqaale oo xooggan iyadoo ganacsatada magaaladu usoo jesteen maalgalinta magaalada iyo sidii ay u hormarin lahayeen inta badan Dhoobley dhaqaalaheda ayaa ku tiirsan isku socodka labada dal waa Somaaliya iyo Kenya maadamo ay ku talo goob ay iskaga kala gudbaan shixnadaha uu kala dhoofa labada Dal.

Magaalada Dhoobley ayaa aheyd mid ay mudooyinkii danbe ku soo badanayeen huteelo cusub kuwaasi oo si casri loo qalabeeyey si ay u daboolaan baahiyaha Dad weeynaha ee dhinaca Huteelada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa faahfaahinaya