Horumarro ganacsi oo laga dareemayo Deegaanka Deg’elama oo qiyaas ahaan Dhoobley u jira 12km

0
424

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool deegaanka deg’elma ayaa bilaabay inay deegaanka ka hirgaliyaan ganacsiyo cusub oo aan horey uga jirin.Gadiidleyda Deegaankasi ayaa soo dhaweeyay Goob lagu iibiyo Agabka Baabuurta oo Deegaankaasi laga hirgaliyay.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya