Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Duruufaha ku gadaaman qeybaha kala duwan ee bulshadeena ayaa mararka qaar kalifa in ay halis kasta u maraan sida ay ku soo dhacsan lahaayeen nolol maal meedkooda, Hooyooyin dan yar ah oo ku nool Magaalada kismaayo ayaa subax walba lugeeya 5 kiilo mitir si ay quutul yoomkoda u soo heelaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya