Hooyooyiinka Degmada Dhoobley oo ku baaqay in sara loo qaado Waxbarashada ubadka.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyinka somaaliyeed ayaa kaalin wayn ka qaata waxbarashada ubadkooda iyagoo heelan ugu jidha sidii ay meel uga soo saari lahaayeen oo ay u noqon lahaayen dad tayeeysan oo dhan waliba ka dhisan xag maadi iyo xaag diiniba.

Qaar kamid ah Hoyooyinka ku nool degmada dhoobley ayaa waalidiinta ugu baaqay inay ilmahooda waxbarashada ku ilaaliyaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahinaya