Hooyo Soomliyeed oo ka shaqeeyso Jaayga Guryaha lagu dhiso.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goleey Cusmaan waxay ku guda jirtaa shaqadeeda maalinlaha ah,waxay soo saartaa jaayga si ay quid ugu raadiso sedax Ubad ah oo ay dhashay,Sidoo kale waxay sheegtay in Caruurteeda ay Dugsiga ka joogeen sababo la xiriira in aysan awoodin ka bixinta Lacagta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya