Hooyo danyar ah oo ku nool Muqdisho oo codsatay in la soo caawiyo.

0
265

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamo Luul Abdulle oo kamid ah dadka baahiyaha gaar ah qaba isla markaana ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Waabari ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo o ay kamid tahay Hooy la’aan, caafimaad daro iyo Raashiin la’aan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya