Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada Baladweyne.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada laga iibiyo Khudaarta Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga dareemaya Hoos u balaaran oo ku yimid Khudaarta noocyadeeda kala duwan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa