Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanka koongo oo ka mid ah Deegaanada Hoos taga Magaalada Jowhar ayaa waxaa heysata xaalada kala duwan dhanka nolasha ah kuwaasi oo ay saameysay Abaarta ka jirta dalka maadaama noloshooda ay ku tiirsan tahay Tacabka Beeraha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa wabixintan ku eegaya