Hoos u dhac ku yimid wax soo saarka Beeraha Jubaland

0
269

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Deegaanada Dawlad Goboleedka Jubaland waxa ku yaala beero aad u fara badan waxaana lagu yaqaannaa wax soo saarka beeraha, iyadoo waayadii danbe si wayn looga dareemayay hoos u dhac ku yimid wax soo saarka beeraha deegaanada Dawlad Goboleedka Jubaland.

Dadka Beeralayda ah ee ku nool Jubaland ayaa waxa ay si wayn uga faa’idaystaan Wabiga Jubba oo mara Tuulooyin badan oo ay ku yaallaan beero wax soo saarkooda loo iib geeyo meelo badan oo ay kamid tahay magaalada Kismaayo.

Wariyahayaga Bashiir Maxamed Daahir ayaa warbixintan inoo soo jeedinaya