Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha xoggan ee ka jira Qeybo badan oo kamid ah Dalka ayaa sababay in ay hoos u dhacaan Qiimaha Xoolaha ee Suuqyada Dhoobley iyado sido kale ay yaraadeen xoolihii la keeni jiray Seylada Xoolaha ee Degmada Dhoobley.
Qaar kamid ah Dilaaleyda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay waxyabaha sababay hoos udhac ku yimid qiimaha Xoolaha iyo fariga u dhaxeeya qiimihii hore iyo midka hada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya