Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmooyinka ka mid ah Hirshabeele ayaa waxaa laga sameeyey doorashada Golaha si Bulshada loo gaarsiiyo in ay Maaamuladooda ay gacantooda ku doortaan Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose dowlada Hirshabelle ayaa shaacisay in dhawaan Degmooyin hor leh ay ka Bilaabi Doonto doorashada Golaha deegaanka degmooyinka Adaale , Aadan yabaal, buula burta iyo Maxaas.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa