Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walba jaamacadaha kala duwan ee dalka waxaa ka soo baxa dhalinyaro baratay culuumta noocyadeeda kala duwan, kuwaa oo xiliyada ay suuqa soo galaan lakulma culays dhanka shaqo la,aanta ah.
Dhalinyarada lakulma culuska dhan shaqo la,aanta ayaa isugu jira kuwa dalka ka tahriiba iyo kuwa la daalaa dhacaya shaqa la’aan halka wax yar oo soo hadhayna ay abuurtaan fursado ganacsi.
Hadaba qaar kamida ah dhalinyarada waxbaratay ee ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta ay ku yeelatay shaqo la’aanta kajirta dagmada iyo rajada ay kaqabaan in mar un ay fursado shaqo helaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay






