Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa Dakedda Magaalada Berbera soo gaarsiisay deeq mucaawimo ah oo ka timid boqortoyada Sucuudi Carabiya oo ay iska kaashanayeen hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo kaydka Rashinka Soomaalind waxaana si Rasmi ah goobtaasi u gaadhay Agaasimaha waaxda gargaarka ee hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo kaydka Rashinka Soomaalind Mustafe Cabdullaahi Xaanshi isagoona kawarbixiyay deeqda mucaawinada ah ee ay soo dirtay boqortooyada Sacuudiga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa






