Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda taya dhawrka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa raashin ku xumaaday dakada kismaayo ku gubtay kaas oo ka kooban bur iyo Baasto
Rashinkaan oo waqti qadatay in la baaro ayaa gaaraya ilaa 4.000-oo kiish oo bur ah iyo 10.000 oo kartoon oo baasto ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya