Hay’adda SoDMA oo wada dadaalo dib loogu dhisayo Buundooyinka Gedo.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir uu dowlayaasha Wasaraddaha Tamarta iyo Kheyradka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi, Wasiir u dowlaha Wasaradda Beeraha iyo Warabka Xildhiban Asad Cabdirisaaq oo uu weheliyo Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Maclin Cabdulle ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ay ugu qeyb galeen dood cilmiyeed ay soo qabqaabisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka.

kas oo uu jeedkiisu ahaa sidii dib uu dhis loogu sameyn lahaa Bundooyinkii Gobolka Gedo ee ku burburay fatahadii El-niino islamarkaana loo xoojin lahaa dadaalada uu qareemida iyo qaaraan aruurinta socota.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa