Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar raashin ah u dirtay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaanadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta u dirtay gaadiid sida shixnad gargaar raashin ah.

Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf iyo Iskuduwaha gargaarka Shabeellaha Hoose ayaa kawarbixiyay gargaarkaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa