Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin ugu qeybisay Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud 400 qoys oo saameyn kuyeelatay abaarta kudhufatay dalka.
Waxa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey deeqda raashinka ah maamulka Degmada Baxdo ma’uuliyiin katirsan Galmudug iyo madax kasocotay hay’ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya