Haweenka iibiya Hilibka ee Deegaanka oo walaac ka muujiyay qiimo kororka ku yimid xoolaha oo saamayn ku yeeshay Ganacsigooda.

0
302

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ayaa ah kuwo siyaabo kala duwan nolosohoda u maareeya kuwasi oo ka muuqda qaybaha kala duwan ee ganacsiyada.

Haween Badan oo ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa  sameystay ganacsiyo iyaga ugaar kaasi oo ay ka maareeyaan Nolosha Qoysaskooda.

Qaar kamid ah haweenka ka ganacsado hilibka oo aan waraysi la yeelanay ayaa  kawarbixiyay sida ay noloshoda uga maareyaan iibinta hilibka iyo sameynta ay ku yeelatey qiima kororka ku yimado xoolaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa